Jadiin waxaad ka heli kartaa dhadhan ku raaligaliyo
Tayo sare, dhadhan aad u macaan
Jadiin waa dooqa dhadhankaaga
Jadiin waa shirkad ka shaqeysa baceyta iyo gasacadeynta cabitaanada, cuntooyinka iyo waxyaabaha lagu udgiyo dhadhankana loogu yeelo cuntada sida xawaashka, basbaaska iwm. Jadiin waxay xarunteeda ku taal magaalada Muqdisho.
Faahfaahin